DegDeg:- Qarax xoogan oo ka dhacay Afgooye

0

Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa lagula eegtay Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose.

Goobjooge ku sugan Afgooye ayaa sheegay in Qaraxa uu ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso, taasi oo lala eegtay Gaari ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda.

Weli lama oga khasaaraha guud ee ka dhashay Qaraxaasi iyo cidda wax ku noqotay.

Waxii ku soo kordha, Halkaan kala soco: