Breaking News Somali News Top News

DegDeg:-Qarax miino Oo lala beegsaday Amisom

Wararka naga soo gaaraya Wadada Warshaddaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax inta badan laga maqlay Xaafadaha Magaalada Muqdisho uu ka dhacay.

Sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka Qarax ayaa lala eegtay gaari ay wateen Ciidamada AMISOM oo maraayay Wadada.

Qarx ayaa la sheegay inuu haleelay mid kamid gawaarida amiso waxana ka soo gaaray gasaare.

Warar Qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Qaraxa uu ahaa Miinada dhulka laga Aaso.

Ilaa iyo hadda lama Ogga Khasaaraha ka dhashay qaraxaan lala eegtay ciidamada amisom.

inta badan wadada warshadaha oo aha wada burbursan ayaa waxaa isticmaala ciidamada amisom oo fariisin ku leh xerada Jaale siyaad oo saaran wadadda warshadaha ee magaalada muqdisho.

Related posts

Dhagayso:- Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed oo Waraysi Xasaasi ah bixiyeey

Tifaftiraha K24

Madaxweyne Xasan oo Sheegay in Puntland iyo Soomaaliland

admin

Muqdisho:-Madaxweyne Farmaajo iyo Waft uu hogaaminayo Oo Saacadaha Soosocda ku wajahan Garoowe

Ahmed sudani