Somali News Top News Xulashada K24

DegDeg:- Qarax khasaara geystay oo Ka Dhacay Mooyaale

War goor dhow nagasoo gaaray deegaanka Mooyaale ee kuyaala xadka ay wadaagaan Dalalka Kenya, Soomaaliya iyo waliba dalka Itoobiya ayaa waxa uu sheegayaa in qarax xoogan uu ka dhacay.

Qaraxa oo ahaa mid culus ayaa waxa uu ka dhacay boosteejada basaska laga raaco ee deegaanka Mooyaale.

Ugu 3 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen qaraxa oo dhawaaqiisa laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada waxana ku dhaawacmay ku dhawaad 50 ruux oo kale, kuwaas oo qaarkood ay xaaladdooda liitado isla markaana loola cararay goobaha caamaadka.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in qaraxa uu dhacay xilli goobta basaska laga raaco ay ahayd mid aad u mashquul ah isla markaana ay ku sugnaayeen dad aad u farabadan.

Wixii ku soo kordha Halkaan kala socda:

Related posts

(FAALLO): Ma la oran karaa Madasha Wada-tashiga Qaranka waa Gole Siyaasadeed oo Wada Xil-doon ah???

Tifaftiraha K24

Musharax Khaliif Ashkir Diini oo Cabudwaaq lagu so dhaweyay.

admin

DEG DEG: Ciidamada amisom oo fal naxdin ah ka geestay isgooyska sanca iyo shacab careysan oo…..

Tifaftiraha K24