DegDeg: Musharaxa Dowlada ee Galmudug iyo Odayaasha Cadaado oo shir uga furmay.

0

Wasiir dowlaha wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska Somaliya Mudane Qoorqoor iyo Odayaasha dhaqanka Maaalada Cadaado ayaa kuleh Shir albaabadu u xiranyahey magaalada cadaado.

Kulankan ayaa looga hadlayaa arimaha Galmudug iyo tabashada reer Cadaado

Dhanka kale Odayaasha ayaa ku andacoonaaya in maqaamka Cadaado uusan ku jirin gorgortan islamarkaana reer Cadaado soodhaweynayaa cidkasta oo ka shaqeyneysa helis ta rabitaankooda.