Maqaalo iyo Warar Somali News Top News Xulashada K24

DegDeg: Madaxwaynaha Maamulka Galmudug oo gaaray Magaalada.

Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudug  ayaa goordhawayd Gaaray Caasimadda Galmudug waxaana Bulshada ay siwayn usoo dhaweeyeen Wafdiga Madaxweynaha.

Madax Xukumadda Galmudug Sheeq Shaakir ayaa sheegay in madaxweynaha ay aad usoo dhweeyeen islamarkaana uu mudd kusugnaan doonaa caasimadda

Madaxweyne Xaaf oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in ay ka shaqayndoonaan Horumarinta Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb isla markaana ay dhawaa bilaabayaan dhismayaasha Xarumaha Dowladda Ee Dhuusamareeb

Related posts

DHAGEYSO: Puntland iyo Maamulka DDSI oo Go’doomiyay Galmudug

admin

Vermaelen oo wada hadalo la furayo kooxda Inter

admin

Boqor Burhaan oo maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Muqdisho (Sawirro)

admin