Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Degdeg: Kuxigeenka Xeer ilaaliyaha Qaranka oo u Geeriyooday Dhaawac kasoo gaaray weerarkii Liido lagu qaaday.

War Goor dhow Soo Gaaray Shabakada kismaayo24 ayaa Shegay Inuu Ku jiray Dadkii Ku Geriyoday Werarki Liido Ka dhacay Habeen Ka Hor Xeer Ilaaliyo Ku Xigeenka Qaranka Maxamud Cabdi Xaji Magan.

Werarkii Lido Ka Dhacay Ayaan Wali uu soo Afjarmin Qasaaraha Rasmiga ah ee Ka Dhashay iyado La ogayahay Dadka ugu Dabadan ee ku Geriyoday Werarkasi inay Ahayeen Dad Shacab ah.

Al- Shabab oo Ka Danbeysay Werarkii Lido Ayaa Wax Ay Ku Shegen In Dowlada Masulin ka tirsan Ay Ku dilen Werarkasi Halka Dowalada Somaliya Ay Shegatay Inay Gacanta Ku Heyso Sarkaalki Hagayaya Werarkii Liido oo ay Cidamada Dowlada Qabteen.

La soco Wixii Soo Kordho

Related posts

Guddigii loo xilsaaray xasuuqii mareykanka ka geestay deegaanka bariire oo kulamo xasaasi ah la yeeshay…..

Tifaftiraha K24

XOG CUSUB: Dhageyso: Yusuf Kaanti oo war farxad leh ka sheegay xabad-joojinta Baledxaawo iyo meelaha ay ciidanka kala joogaan hadda. Wareysi K24

admin

Daawo: Kooxo ku qaraaban Jirtay Magaca Nabad Sugida Soomaliya oo Muqdisho lagu….

Tifaftiraha K24