DEGDEG: Kooxda Ahlu Sunna ka digtay burburka heshiiskii ay Dowladda la gashay.

0

Warqad kasoo baxday Xafiiska Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan kuna socotay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Warqadan ayaa u qorneed lahjad digniin loogu dirayo Ra’iisilwasaare Kheyre inuu heysto fursad uu wax uga qabto cabashada Ahlu sunna.