Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Degdeg: Kenya oo isaga Baxday Baardheere iyo Isgaarsiinta Degmadaasi oo Hawada ka maqan.

War iminka naga soo gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo aya sheegaya in goordhaweyd ay Degmadaasi isaga baxeen Ciidankii Kenya ee ku sugnaa Halkaasi bilihi ilasoo dhaafay.

Kenyanka ayaa isaga guuray Baardheere kadib sida ay sheegeen markii uu amar kasoo baxay dowladooda kaasi oo sheegaya in ay kasoo baxaan degmadaasi.

Fariisimihii ay baneeyeen ayaan la ogeyn in ay buuxin doonaan saraakiisha itoobiya iyo inkale  waxaase iminka haawanaya xarumihii ay kaga sugnaayeen Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

waxay u ruqaansadeen dhinaca degmada Ceelwaaq iyagoo sii mari doona ciidamadooda ku sugan inta u dhaxeysa ceelwaaq iyo baardheere sida deegaanada Faafaxdhuun, tarako iyo Buusaar, kuwaas oo horay usi iraaci doona ciidanka kenya sida uu qorshuhu yahay.

Isgaarsiinta baardheere ayaa hawada ka maqan sababo la xiriira in aan sifiican loola socon dhaqdhaqaaqooda kabixitaanka ee Gudaha Soomaaliya.

Wixii kusoo kordha kala soco Wararkeena Dambe Insha allah.

Related posts

War cusub: Ra’isul wasaaraha oo amray in deg deg loo bixiyo mushaarka shaqaalaha dowladda ee bisha…..

Tifaftiraha K24

Somaliland Oo U Digtay Warbaahinta Gudaha & Ineysan baahin karin Wararka…

admin

Golaha Amaanka oo Waqti dheerad ah ugu daray xafiiska ay Somali ku leeyihiin oo…………

admin