Somali News

DEGDEG: Jadwalka Doorashada Jubbaland Oo Isbedel Lagu Sameeyay.

Qoraal ka soo baxay guddiga doorashada ee maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in inwax laga bedelay Jadwalka isla markaaana diiwaangelinta musharaxiinta guddoonka baarlamaanku ay bilaabanayso manta oo ay taariikhdu tahay 14- Agoosto.

Dhinaca kalana waxa hadal jeedinta musharaxiinta guddoonka baarlamaanka laga dhigay 15-Agosto doorashada guddoonka 17-Agosto halka hadal jeedinta musharaxiinta madaxweynaha ay bilaabanayso 18-Agosto ugu dambeyna doorashada madaxweynaha ay dhaceyso 19-bishaa.

Lama oga sababta ka dambeysa in isbedel lagu sameeyo Jadwalka doorashada hase’ahatee waxaa maalmahaan jira walaac la xiriira hanaanka guddiga doorashooyinku ay u maamulayaan arrimaha doorashada waxaana eeddaas ka imaanaysay musharaxiinta.

Related posts

Shirweynaha Galmudug iyo Ahlusuna oo ka furmay Dhuusa-mareeb iyo beelo ka soo horjeeda

Ahmed sudani

Madaxweyne Xasan oo manta ku wajahan Dhusamareeb xili Ergoyinki ugu badna ay Magaaladaasi baneyeen.

admin

AKHRISO: Galmudug oo War kasoo saartay weerarkii lagu qaaday Guriga Senator C/qaybdiid

Ahmed sudani