Degdeg: Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka 

0

Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland waxaa Saaka ku geeriyooday Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo si weyn looga yaqaanay degaanada maamulka Puntland.

Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa 20-kii sano ee ugu dambeeyay ka shaqeynaayay degaanada maamulka Puntland, waxaana uu ahaa nin si weyn loogu yaqaano Qadiyadda maamulka Puntland iyo dhismihiisa.