DegDeg: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ku daray Mudo Saacad ah.

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa saacad dheeraad ah ku daray waqtigii furitaanka ee kulanka kadib markii kooramku buuxsami waayay.

Kulamada golaha ayaa sida uu xeer hoosaadka dhigaya la doonaya iney ku furmaan 139 mudane.

Kulanka ayaa maanta warbixin looga dhageysanayaa guddiga la socodka iyo hirgelinta Dastuurka oo diyaariyay 10-cutub