Animation

DEGDEG : Garbahaareey oo loo doortay Maamul cusub, kadib markii hoggaankii hore iskood isku casileen

no responses
Saturday October 31, 2015 - 12:44 under Breaking News by admin
mqdefault

Shire ay isugu  yimaadeen  qeybaha  kala duwan ee reer Garbahaareey  ayaa waxaa lagu  doortay  guddoomiye  iyo kuxigeenka maamulka caasimada  Gedo,  ee Garbahaareey.

 

Arrintan  ayaa timid  kadib  sida lagu  sheegay  qoraal kasoo baxay kulanka  doorashada  inay guddoomiyihii hore iyo  kuxigeenkiisii  ay iskood  xilalkaasi  uga tageen.

Inkastoo  warar  kale oo ay heshay  K24 sheegayaan  inay ku biireen  maamulka Jubbaland ee Ahmed Madoobe  hoggaamiyo.

 

Halkan  ka akhriso  warqada  magacaabista  oo la soo  gaarsiiyey  Kismaayo24.com;

 

maamulka0004maamulka20006