Somali News

DEGDEG: Diyaarad ay saarnaayeen 180 qof oo ku bur-burtay Caasimada dalka Iran.

Diyaarad nooca rakaabka ah oo ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee Ukrain ayaa bur-burtay, xili ay ka duuleysay garoonka diyaaradaha ee Imam Khomeini ee magaalada Tehran.

Diyaaradda ayaa waxaa saarnaa 180 qof iyo shaqaalaha diyaaradda, iyadoo ku sii jeeday caasimadda Ukrain ee Kyiv.

Diyaaradda ayaa nooceedu ahaa Boeing 737-800 jet.

Waxaa la sheegayaa bur-burka diyaaradda in uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dowladda Iran ayaa u dirtay kooxa samata bixinta, iyadoo diyaaradda uu qariyey qiiq iyo uuro cirka isku shareertay

Diiwaanka.

Related posts

Wiilkii dharka calanka buluugga ah ku dhex xirtay Hargeysa oo Villa Somalia lagu casuumay iyo madaxweyne Farmaajo oo hadiyad guddoonsiiyay

admin

Xildhibaano Dhirbaaxo Kulul Kala Kulmay Jawaari Ka Markii Iscasil Dhaheen AKHRISO.

admin

DAAWO:- Wiil uu dhalay Ganaraal Liiq liiqato oo sheegay in dhul lagu haysto.

admin