Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Degdeg: Dableydii Weerartay beach Veiw ee Xeebta Liido oo ay wali gacanta ku haya Iyo dad badan oo weerarkaasi ku dhintay.

Dableydii ka tirsaneyd ururka alshabaab ee weerarka ku qaaday hotel ka beach view ee xeebta liido ee Magaalada Muqdisho, Ayaa wali gacanta ku haya hotel ka Iyo hareerihiisa.

Dableyda oo weerartay hotel ka gabaldhicii galabta Ayaa wali Gudaha ugu jira hotel ka, iyagoo halkaasi ku haysta Qaar kamid ah dadkii tamashleynta u joogay xeebta.

Ugu yaraan 15 qof Ayaa lasoo warinayaa in ay ku dhinteen weerarka lagu qaaday hotelkaasi halka tiro intii kabadane ay ku dhaawacmeen.

Wixii Kusoo Kordha isha ku hay kismaayo24 insha Allah.

Related posts

DEG DEG: Tookasho hadda ka dhacday magaalada dhuusamareeb iyo xaaladda oo….

admin

Shaqaalaha Kaawooyinka Dhagaxa ee Mandera oo lagu amray inay shaqada joojiyaan cabsi laga qabo Alshabaab.

admin

Dhageyso: C/wali gaas sidee u arkaa shaqo ka joojinta taleefishinka universal ee deegaanada puntland?

Tifaftiraha K24