Somali News

DEGDEG AKHRISO: Guddiga doorashada Gudoonka Baarlamanka Maamulka Puntland oo la magacaabay iyo .

Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay qaban-qaabada doorashada guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka, kaddib markii subaxnimadii hore ee saaka cod gacan taag ah xilkii looga qaaday guddoomiyihii Golaha Cabdixakiin Maxamed Axmed Doobo-Daareed.

Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee baarlamanka Puntland Abuukaate Cabdicasiis ayaa Magacaabey Guddi ka kooban 7 Xubnood, kuwaas oo lagu amray in mudo kooban ay ku qabtaan doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka.

Hoos ka akhriso Magacyada guddiga

Related posts

DAAWO Madaxweyne Xasan shiikh maxamuud oo Fariin Muuqaal ah u soo diray Shacabka Soomaaliyeed

admin

Dhageyso: Dableeydii markabka afduubka u heysatay oo xalay ku dhaqaaqay wax lama filaan ah oo ilaa iyo hada aan la ogeyn sababta ka…..

Tifaftiraha K24

Mareykanka oo mar kale shaaciyey in dhalinyaro Soomaaliyeed oo Dalkiisa ka tagtey ay ku biireen Dagaalamayaasha Syria

admin