Breaking News Somali News Top News

DEG DEG+Sawirro: Shirka Hoggaamiyeyaasha Maamul goboleedyada oo Goordhaw ka furmay Baydhabo

Magaallada baydhabo waxaa goordhaw ka furmay shirka ay yeelanayan hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada dalka shirkaasi oo aaney ka war qabin dowladda dhexe ee dalka ka jirta.

Ajandaha shirka waxaa kamid ah khilaadka dowladda soomalia iyo Imaaraat-ka u dhaxeeya iyadoo horggaamiyeyaasha maamul goboleedyada ay doonaya in Taageerradooda ay u muujiyaan Imaaraat-ka

Waa shirkii labaad oo ay yeeshaan hoggaamiyeyaasha ku midoobay carqaladeynta dowladda dhexe tan iyo markii ay ku dhawaaqeen Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada lamana oga go’aanka ay dowaldda federaalka ka qaadan doonto shirkaan maanta baydhabo ka furmay.

Related posts

Daawo: Ra’isul wasaare kheyre oo booqasho Sharfeed ugu tagay Guddoomiye Eng Yariisow

admin

DEG DEG: Shaqaalihii Garoonka Aadan oo Shaqada joojiyay & Albaabka Garoonka oo…

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Jowhar Maanta Maxaa ka Dhacay iyo Ganacsiga Jowhar oo Maanta isbadal xoogan laga dareemay Akhri sababta?

admin