Animation

DEG DEG+Sawirro: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho

no responses
Tuesday November 14, 2017 - 12:12 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Qarax Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari ayaa degaanka Waydoow ee duleedka Magaalada Muqdisho, waxaa lagu eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan AMISOM.

Qaraxan ayaa wararka waxa ay sheegayaan in lala eegtay kolonyo ciidamada Amisom oo maraayay labaajada degaanka Waydoow, halkaasi oo la soo warinaayo inuu ka dhashay khasaare.

Gaariga qaraxa Ismiidaaminta loo adeegsaday ayaa noociisa wuxuu yahay NOAH, waxaana ka xeynaayay ruux naftii hure ah kaasi oo goobta ku geeriyooday.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Goobta qaraxa Ismiidaaminta uu ka dhacay ayaa waxaa gaaray Saraakiisha ciidamada ammaanka, waxaana ay xireen goobta iyadoo uu socdo Baaritaan.

 

Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxaan waxaan ay sheegeen in ay la beegsadeen kolonyo isugu jira ameerikaan Amisom oo kasoo ambabaxday saldhigga ciidamad Mareykanka ee Balidoogle kuna sii jeeday Xerada Xalane ee muqdisho.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.