DEG DEG:+Sawirro Boqor Cabdullahi Geedi Shadoor iyo wafti uu hoggaaminayo oo reer Ceeldheer iyo Mareeg ah oo gaaray dhuusamareeb

0

Boqor Cabdullahi Geedi Shadoor iyo wafti uu hoggaaminayo oo reer Ceeldheer iyo Mareeg ah ayaa hadda gaaray Magaalada dhuusamareeb oo u diyaar garoobeysa soo dhaweynta madaxweyne Farmaajo.

Wafdigaan waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka Ugaas Nuur ee Caasimadda dowladd goboleedka Galmudug ee dhuusamareeb.

Boqorka waxaa uu ka qeyb galaya soo dhaweynta madaxweyne farmaajo isagoona madaxweynaha kula kulmi doono dhuusamareeb.