Animation

DEG DEG+Akhriso: Dowladda federaalka oo markale soo saartay go’aamo culus oo dhanka amniga ah iyo mas’uuliyiin loo qabtay mudo 14 maalmood ah in ay,…..

no responses
Wednesday June 14, 2017 - 9:57 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wareegta ka soo baxday xafiiska wasiirka amniga gudaha Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa lagu faray mas’uuliyiinta dowladda iyo shaqsiyaadka kalaba in mudo ku siman 14 maalood ay kusoo diiwaan galiyaan ilaaladooda gaarka ah iyo hubka ay sitaan.

Halkaan hoose ka aqriso wareegtada ka soo baxday wasiir isloow.