Somali News

DEG DEG: Xoghayaha guud ee qaramada midoobay oo goordhaw muqdisho soo gaaray iyo kulamo hada ka socda xarunta…

Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo dagay Xoghayaha guud ee Qm Antonio Guterres isaga iyo wafdi lasocda,waxaana halkaasi kusoo dhaweeyey madax katirsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda xafiiska Qm ee Muqdisho.

Booqashadan oo hore loo shaaciyey,islamarkaana maalmo ka hor uu sheegay inuu booqan doono Qaarada Afrika , ayaa  markii ugu horeysay waxaa uu ku yimid xoghayaha Qm Antonio Guterres muqdisho kaasi oo dhwaan badalay xoghayihii hore Banki-moon oo mar Muqdisho ku yimid Booqasho.

Waxaa la filyaa in saacadaha soo aadan uu la kulmo madaxweyne Farmaajo, isagoo kala hadli doonaa xaaladaha daran abaarta ka jirta deegaano kamid ah dalka iyo xoojinta dagaalka lagula jiro A;l-shabaab.

Related posts

Boosaaso oo laga hir galiyay xarun casriya oo lagu baranayo samaynta cuntooyinka – Aisha Cooking Center

admin

Dagaalki Sadexaad ee Adunka oo laga cabsi qabo in uu ka bilowdo suuriya..

admin

Ra’isul-wasaaraha Liibiya oo weerar Rasaas ah oo lala Beegsadey ka Badbaadey

admin