Somali News

Deg-Deg:- Xildhibaanada baarlamaanka Puntland oo xilkii ka qaaday gudoomiyihii baarlamaanka

Baarlamanka Puntland ayaa hadda xilka ka qaaday guddoomiyihii Baarlamanka Dhoobo-daareed, waxaa ka qaaday 49 mudane, waxaa ka aamusay 4 mudane.

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamanka Puntalnd  ayaa sheegay in guddoomiyaha lagu soo eedeeyay dhowr qodob, kuna tuntay qoddob ka mid ah dastuurka Puntland.

Mooshinkaan xilka looga qaaday gudoomiyaha baarlamaanka ayaa imaanaya  xilli la sheegay in baarlamaanka Puntland ay galeen fasax 3maalin ah balse fasaxaan uu gudoomiye dhoobo shalay ku dhawaaqay ayaa gabi ahaanba saaka waxba ka hirgalin.

Wixii warar ah ee kusoo kordha lasoco 

Related posts

Daawo: Dowlada Soomaliya oo Ficil loo riyaaqay ku dhaqaaqday Kadib Marki Ganaax 65,000 oo dollar qoorta u galisay Markab Kaluumeysi oo si sharci daro ah uga…..

Tifaftiraha K24

Daawo Sawiro: Shir Madaxeedkii amniga Afrika oo maanta lagu soo gabagabeeyay Magaalada Baxardaar ee Dalka Ethiopia

admin

DAAWO: Sheekh Umal oo Sheegay in Dhaantada ay Xaaraan tahay kuna baaqay in lajoojiyo Isticmaalkeeda.

admin