DEG DEG: Xildhibaan Fiqi iyo Xildhibaano kale oo dhuusamareeb u tagay soo dhaweynta madaxweynaha+Sawirro

no responses
Sunday January 14, 2018 - 10:09 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Magaalada dhuusamreeb waxaa goordhaw gaaray wafdi isugu jira xildhibaanno,wasiiro iyo xubno kale oo ka qeyb qaadanaya soo dhaweynta madaxweyne farmaajo.

Wafdiga waxaa ku jira xildhibaanno mucaarad ah oo kasoo horjeeda siyaasadda madaxweyne farmaajo waxaana kamid ah xildhibaan fiqi iyo xubno kale.

Xildhibaanada gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka mid ah Senator Jawaahir Axmed, Ahmed Macalin Fiqi,  Abdixakiin Macalin.

Waxaa sidoo kale Wafdiga Dhuusamareeb ka tagay ka mid ah Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdullaahi Wehliye.

Wafdigaan ayaa ka qeyb qaadanaya soo dhaweynta madaxweyne farmaajo ee magaalada dhuusamareeb uu ku imaan doono iyadoona xubnahaan ay ka tageen muqdisho.

Facebook Comments