Animation

DEG DEG: Xildhibaanada Jubbaland oo u Codeeyay Xasan Faarax Xujaale in uu Noqdo Senetorkii Ugu Horeeyay ee Doorashada kusoo Baxay+Sawirro

no responses
Wednesday October 19, 2016 - 10:19 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Waxaa si Habsami leh usocoto Doorashada Xubanaha Aqalka Sare ee Jubbaland waxaana ku Tartamaaya ilaa 17 Musharax oo doonaya Xubnaha Aqalka sare in ay ka mid Noqdaan.

Codeyntii ugu horeysay ee Doorashada waxaa lagu bilaabay Musharax Xasan Faarax Xujaale iyo Musharax Cabdi Max’ed Tarax.

Codeyn Mudo socotay kadib waxaa Xildhibaanada y u Codeeyen Musharax Xasan Faarax Xujaale .

Codadka ay kala heleen Labada Musharax :

Xasan Faarax Xujaale 42 Cod

Cabdi Max’ed Tarax 23 Cod

Doorashada weli wey socotaa Waxaana Harsan ilaa 7 Xubnood in Xildhibaanada ay usoo Codeeyaan.

dscn9256 dscn9259 dscn9272 dscn9291 dscn9295 dscn9298 dscn9304