Animation

DEG DEG: Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeele oo Goordhaw doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka +Magaciisa

no responses
Thursday October 13, 2016 - 4:48 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Waxaa Goordhaw soo gaba gaboobay Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka labada Gobol ee Hirshabeele kaasi oo Galabta Bilowday.

Goobta Doorashada Codbixinta ay ka dhaceysa waxaa ku sugnaay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamad Shiikh Cusmaan Jawaari iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaliya.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxaa ku guuleystey Xildhibaan Cismaan Barre Maxamed oo helay codad gaaraya 61 Halka uu musharixii la tartamayay ee Abuukar Xasan Cali oo ka helay codad gaaraya 28 Cod.

Guud ahaan Xildhibaanada Codeeyay waxa ay gaarayan 91 Xildhibaan iyadoona 89 Xubnood ay codadkooda dhiibteen halka Mid kamid ah Codadka uu xumaaday.

Cumaan Barre Maxamed Hada waxa uu yahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.