Animation

DEG DEG: Xasan sheekh oo gaaray Magaalada Baydhabo iyo sirta ku qarsan Safarkaasi….

no responses
Monday October 3, 2016 - 12:07 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Xasan Sheekh Maxamuud M/weynaha xilka sii haya ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhaba.

Socdaalka Xasan Sheekh ayaa ee Baydhaba ayaa lagu sheegay inuu qeyb ka yahay ololaha doorashada 2016.

Waxaa lagu wadaa inuu magaalada Baydhaba kulamo kula qaato madaxda maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Tegista Xasan Sheekh ee Baydhaba ayaa ku soo beegmeysa iyadoo uu magaaladaasi ololihiisa doorashada ka bilaabay musharaxa Jibriil Ibraahim Cabdulle.

Facebook Comments