Animation

DEG DEG: Xaaladda Magaalada Kismaay oo Cawada Kacsan iyo Rasaas Xoogan oo laga maqlaayo qeybo kamid ah Magaalada Maxaase ka cusub????

no responses
Tuesday October 25, 2016 - 9:26 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Sida ay sheegayan Wararka aynu ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Kooxo Hubeysan ayaa Bambo gacmeed waxa ay ku tuureen Saldhig ay Ciidamada Maamulka Jubbaland ku leeyihiin xaafada loo yaqaan Booliska ee kamid ah Xaafadaha Kismaayo.

Qaraxa wuxuu ahaa Bambo Gacmeed Kooxo Hubeysan ayaana Bambada tuuray goobtana ka baxsaday Waxaana  xigay Rasaas xoogan oo Ciidanka ay Rideen.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ciidanka Jubbaland ayaa Hada Howlgala ka wada qeybo kamid ah Kismaayo Waxaana jirta Cabsi ay muujinayan Dadka ku Nool Magaalda Maadama Xaalada ay aad u kacsantahay oo Ciidanka ay ku jarmaadeen Xaafadaha.

Ilaa iyo Hada lama oga qasaaraha ka dhashay Bamba gacmeedka Iyo Rasaasta ay Rideen Ciidamada Jubbaland.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.