Animation

DEG DEG: Maxaadan Ogeyn oo Hada laga soo sheegaya in ay ka jiraan Magaalada Galkacyo??? War ayaan idin kaga heynaa

no responses
Tuesday November 15, 2016 - 10:25 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Galkacyo ayaa waxa ay sheegayan in Goordhaw la Filaayo in garoonka Magaalada Galkacyo ay Markale kulan ku yeeshaan Madaxda maamulada Galmudug iyo Puntland.

Kulanka sida la sheegay waxaa looga Hadli doona Arimaha Magaalada Galkacyo iyo Kala qaadida Labada Ciidan ee weli Isku Horfadhiya Duleedka Magaalada Galkacyo.

Raisul wasaaraha Soomaliya iyo Wakiil Q.M ee Soomaliya ayaa ka qeyb galaya Kulanka markale u dhaxeyn doona Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland.

Maalintii Shalay ayaa loo Madalsanaay in Ciidamada la kala qaado Balse Is mari waa ayaa soo kala dhexgalay Labada dhinac Odayaasha ka soo jeeda waxaana lagu guuldareystay Kala qaadida Ciidamada.

Kulanka Goordhaw ayii Fumi doona waxaana Garoonka hada soo gaaraya Masuuliyiinta Labada Maamul.