Animation

DEG DEG: Weerar Cir iyo dhul ah oo xiligaan ka socda Sh/hoose & Ciidan Ajinabi ah oo………………..

no responses
Wednesday September 7, 2016 - 2:20 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

War degdeg ah oo hada soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal cir iyo dhul ah oo ka socdo gobalka Shabeelaha hoose waxaana kasoo baxaya warar kala duwan.

Dagaalka oo cirka iyo dhulka ah ayaa waxa uu udhaxeeyaa Ciidanka Dawlada oo ay la socdaan Ajaanib Diyaarado wata iyo kooxda Al Shabaab.

Waxa uu ka socdaa dagaalka deegaanka Farsooleey oo duleedka Qoryooleey ah iyadoo la isku adeegsanayo hubka fudud iyo midka culus.

Lasoco Warkaan Wixii kusoo kordha