Animation

DEG DEG: Waxbadan ka Ogow Madaxweyne Xasan Shiikh oo Hada ku wajahan Magaala Madaxda Gobolka……

no responses
Wednesday September 14, 2016 - 8:50 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha JF Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo uu ka socdo shirka maamul dhisidda Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Amaanka magaalada ayaa aad loo adkeeyay Waxaana halkaasi gaaray Ciidamo Gaar ah oo sugi doona Amniga Madaxweynaha

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, Maamulka Gobalka Shabeellaha Dhexe iyo Qaybaha Bulshada ayaa u diyaar garoobay inay soo dhoweeyaan Madaxweynaha JFS.

Lama oga socdaalka Xasan shiikh waxa uu salka ku haayo balse waxaa loo badinaaya in ay ku qotonto dar dargalinta shirka maamul u sameynt hiiraan iyo shabeelada dhexe oo Jowhar ka socda.

La soco wixii ku soo kordhaa Insha allah