Animation

DEG DEG: Waxbadan ka Ogoow Socdaalka Madaxweyne Xasan Shiikh uu Ka tagay Magaalada…….

no responses
Saturday October 22, 2016 - 9:00 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Waxaa Goordhaw Magaalada Jowhar gaaray Wafdi Balaaran uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud Iyadoona wafdiga si diiran loogu soo Dhaweeyay garoonka diyaaradaha Magaalada Jowhar.

Wafdiga madaxweynaha ayaa halkaasi u gaaray ka qeyb galka xafladda Caleemo saarka madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble.

Munaasabad Balaaran oo Caleema saarka Madaxweynaha Hirhabeele ayaa Hada Jowhar ka socota waxaana ka qeyb galaya Madax a tirsan Dowlada Federaalka Iyadoona sidoo kale Masuuliyiin ka tirsan Maamul Goboeedyada.

Sidoo kale waxaa lagu wadaa in Magaalada Jowhar ay soo gaaraan wafuud ka socota Beesha Caalamka oo iyagana ka qeyb galaya Munsaabada Caleema saarka.