Breaking News Somali News Top News

DEG DEG: Digreeto kasoo baxday Xafiiska Ra’isul wasaare kheyre oo Lagu Magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul wasaare kheyre ayaa goordhaw wareegto ku magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga Soomalia.
 
Digreetada ka soo baxday Xafiiska Ra’isul wasaare kheyre ayaa waxaa lagu magacaabay Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan in uu noqdo Wasiirka Gaashaandhigga oo horay usoo noqday Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumaddii hore
 
Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa saacadihii la soo dhaafay wadatashi la lahaa Madaxweynaha Farmaajo, si uu u soo magacaabo xilka Wasiirka Gaashaandhigga oo muddo bil ahaa mid banaan.
La soco faah faahin dheeraad ah insha allah

Related posts

Dhagayso:- Saraakisha Coll Barre Hiraale " Dagaal Ayaan Kismaayo ku qaadi Doona "

admin

AKHRISO:- Maamulka Jubbaland Oo ka Maqan Shirka Arrimaha Destuurka Ee Muqdisho.

Ahmed sudani

TOP NEWS: Dhageyso: Galmudug oo iska Fogeysay Eedeyn uga Timid Puntland Akhri Xog Dhameystiran…

admin