Animation

DEG DEG: Wasiir ka tirsan Xukuumadda kheyre oo Hadda shaacisay in ay Is casishay+magaceeda

no responses
Wednesday November 15, 2017 - 10:42 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo musiibooyinka Dr Maryan qaasim ayaa shaacisay in ay iska casishay Xilka wasiirnimada.

Wasiirada ayaa sheegtay in sababaha xilka ay isaga casishay ay tahay shaqadii wasaaradda gargaarka ay laheyd lagu wareejiyay dad kale .

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wasiir maryan ayaa sheegtay in daqiiqado kadib ay saxaafadda u faah faahin doonto sababaha ay xilkaasi uga tagtay.

La soco shirka jaraa’id ee wasiir maryan qaasim

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.