Breaking News Somali News

DEG DEG: Wariye ku dhaawacmay Qarax gaarigiisa loogu xiray oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wariye Ismaaciil Shiikh Khaliifa oo kamid ah Saxafiyiinta Soomaaliyeed Ee Saxaafadda Muddo kusoo jiray ayaa dhaawac uu ka soo gaaray Qarax gaarigiisa loogu xiray kaasi oo ka dhacag qeybo kamid ah Dagamda Waabari Ee Gobolka Banaadir.

Ismaaciil Shiikh Khaliifa ayaa sidoo kale waxa uu ahaa Agaasimaha Idaacadda Maxalliga ah ee Hiddo oo ka howlgasha Magaalada Muqdisho.

Ismaaciil Sheekh Khaliif ayaa sidoo kale ah Guddoomiyaha  Human Rights Journalist HRJ oo ah Urur u dooda xaquuda Wariyeyaasha Soomaaliyeed.

Related posts

Dhagayso:- Waxgaradka Gaalkacyo oo ka Hadlay Howlgalka Xaqiijinta Amniga

Tifaftiraha K24

AKHRISO: Qaabka uu Madaxweyne Xasan Shiikh Hambalyada Ciidul Fidriga ugu diray Shacabka Soomaliyed

Tifaftiraha K24

Faah Faahin: Nin Dhagool Ah Oo Ismiidaamin Ka Fuliyey Jalalaqsi

admin