Animation

DEG DEG: Wariye ka tirsanaay Idaacada Codka Mudug oo Goordhaw u Geeriyooday dhaawac maanta ka soo gaaray Dagaalka Galkacyo+Magaciisa

one response
Sunday November 6, 2016 - 4:03 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wariye ka tirsanaay Idaacada Codka Mudgug oo Maanta ku dhaawacmay Dagaalka Galkacyo ayaa la sheegay in Goordhaw uu u geeriyooday Dhaawacii Maanta soo gaadhay.

Allaha unaxariistee Wariye Mahad Cali Maxamed oo ka mid ahaa shaqaalaha Idaacadda Codka-Mudug ayaa u Geeriyooday Dhaawac kasoo Gaaray Dhanka Madaxa Kadib xabada kaga dhacday isha korkeeda.

Agaasimaha Idaacada Codka Mudug Hanad Maxamed Faarax ayaa warbaahinta u Xaqiijiyay Geerida Allaha ha u Naxariistee Wariye Mahad Cali Maxamed.

Waxaan Tacsi u direynaa Dhamaan Ehaldii iyo Asxaabtii iyo weliba Saxafiyiinta uu ka Baxay Allaha ha u Naxariiste Wariye Mahad Cali Maxamad ilaahey Qabrigiisa ha u Waasiciyo Naxariistiisana hasiiyo