Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Breaking News Somali News

DEG DEG: Wareegii Kowaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka oo La isku Mari waayay wareeg Labaad ayaana loo gudbay

Waxaa Goordhaw lasoo gaba gabeeyay Codeynta Wareega Koowaad Ee Doorashada Guddoomiye Kuxigeenka baarlamaanka Soomaaliya,waxaana loo gudbi doonaa Wareega Labaad ee doorashada Maadama lagu kala bixi waayay wareegii Koowaad.

Wareega Labaad waxaa usoo gudbay ilaa Seddex Musharax oo kala ah .

Musharax  C/weli Sheekh Cali Muudeey oo helay 111 Cod.

Musharax Faarax C/shiikh C/qaadir oo helay 94

Musharax Khadiijo Maxamad Diiriye oo heshay 27 Cod.

Seddexdaan Musharax ayaana Hada u gudbay Wareega Labaad ee doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Federaalka.

Related posts

TOP NEWS: Dowlada Norway oo Bilowday Qorsha ay abaal Marin ku siineyso Qaxootiga Iskood dalalkooda ugu laabta

admin

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump oo lagu casuumey dhageysiga dacwado.

admin

Wasiirrada Caafimaadka Galmudug oo ka dayrisay Xaaladda Isbitaalka Guud ee Cadaado

Ahmed sudani