Animation

DEG DEG: Warar Dheeraad ah oo Hada aan Ka helnay Gawaari Qaad siday oo Shabaab ay Dab ku qabad siiyeen Deegaanka…..

no responses
Friday September 16, 2016 - 11:57 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Sida ay sheegayan Wararka ka Imaanaya Gobolka Shabeelada Hoose Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab ayaa Dab qqabad siiyay Laba gaari oo Qaad siday kuwaasi oo Xamar ka tagay.

Gawaarida Qaadka sdia ayaa la sheegay in Dab lagu qabad siiyay Iyagoo maraaya Duleedka Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degaanka Leego ayaa Warbaahinta u Xaqiijiyay in Al-shabaab ay Gubeen Labo Gaari oo uu Qaad saran yahay,waxaana ay Ka xaysteen Labo Qof oo Gawaarida la gubay la socday.

Ma ahan Markii Ugu Horeysay oo Shabaab ay gubaan Gaari qaad siday waxaana dhowr jeer oo hore sidan oo kale shabaab =ka ay gubeen gawaari qaad siday .