Animation

DEG DEG : Waa Kuma Senetorka Ugu Horeeya ee Xildhibaanada Puntland ay hada u Codeeyen Aqalka Sare Puntland????

no responses
Thursday October 20, 2016 - 8:31 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Waxaa si Habsami leh Magaalada Garoowe uga socda Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Puntland Iyadoona Xildhibaanada Maamulkaasi ay Cod u qaadanaya Musharixiinta u taagan Xubinta Aqalka Sare ee Puntland.

Codeyntii ugu Horeysay Waxaa lagu Bilaabay Raisul wasaare Cumar C/Rashiid iyo Aamino Aadan Cabdullaaahi Codeyn Mudo socotay Kadib ayuu Raisul wasaare Sharmaarke ku guuleystay Kursiga Koowaad ee Xubnhaa Aqalka Sare ee Puntland.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Cumar C/Rashiid wuxuu Noqoday Senetarkii ugu Horeeyay ee ku guuleystay Kursiga 1-aad ee Aqalka Sare Puntland.

Codeynta weli wey socotaa waxaana Harsan ilaa 7 Kursi in Xildhibaanada ay u Codeeyaan

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.