Animation

DEG DEG: Toogasho ka dhacday Bartamaha Magaalada Nairobi iyo kala Carar…

no responses
Monday October 3, 2016 - 12:01 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Sida ay sheegayaan warar degdeg ah oo hada soo dhacay ciidanka kenya ayaa goordhaw magaalada Nairobi ku toogtay afar qof kuwaas oo la sheegay in ay wateyn bistoolado.

Warbaahinta Kenya oo soo xiganeysa Saraakiil ka tirsan Booliska ayaa sheegay in raga la toogtay oo afar ahaa ay wateyn bistoolado iyo hub kale.

Mid ka mid ah Afartaasi qof ayaa udhintay Rasaastii lagu furay sida ay sheegeen Booliska iyadoo la tilmaamay in sidoo kale la qabtay ragii kale oo dhaawac ah.

Sidoo kale Boolisku waxay gacanta ku dhigeen Moobil nuuca gacanta ah,Jeebada dadka lagu xiro,Mooto iyo Agab kale.