Animation

DEG DEG: Toogasho Ka Bilaabatay Hoteel Dayax Iyo Khasaaraha Oo Sir Hordhac Ah Loo Helay.

no responses
Wednesday January 25, 2017 - 7:06 under Breaking News by Kaafi
mqdefault

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya Hoteelka Dayax Muqdisho waxay sheegayaan in  Dableydii hubeysneyd ee gudaha u galay Hoteelka ay halkaasi ka bilaabeen toogasho, waxaana ay dileen dhowr qof oo Hoteelka deganaa,

7 ruux ayaa naloo xaqiijiyey in halkaasi ay ku dhinteen dhaawacana 10 ayuu ka badan yahay, khasaarahan waa uu sii kordhi karaa, waxaana khasaaraha inta badan hadda yahay kuwii ku waxyeeloobay qaraxa.

Xaaladda waa mid aad u kacsan Khasaarahana intaan waa uu ka badan karaa.