Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Breaking News Somali News

DEG DEG: Shir Maamul ka madax banaan DF loogu sameynayo G/Hiiraan oo Baledweyne ka socda…

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Shir Deg Deg ah oo Maamul loogu sameynayo Gobolka Hiiraan hadda ka socda Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Shirka ayaa sidoo kale looga soo horjeedaa Maamulka loo sameynayo Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe ee hadda ka socda Magaalada Jowhar.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed,Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan oo uu ka mid yahay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif,Xildhibaano uu ku jiro C/llaahi Goodax Barre.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Shirka looga tashanayo sidii Gobolka Hiiraan loogu sameyn lahaa Maamul u gaar ah.

Related posts

Daawo Muuqaal iyo Sawirro: Ciidamo kale oo ka socda Howlgalka Amisom oo Maanta la geeyay Magaalada Cadaado

Tifaftiraha K24

Daawo Sawirro Qurux badan iyo dabaal degga Sanad-guurada koowaad ee Feb 8

admin

Top News: Maxaa Saacadan La Joogo Ka Cusub Sheekadii Manchester United Iyo Weliba Sidoo Kale Pogba (War Ayaan Idinkaga Wadnaa)

Tifaftiraha K24