Breaking News Somali News Top News

DEG DEG: Shiikh mukhtaar roobow abuu mansuur oo goordhaw warbaahinta kula hadli doona muqdisho

Wararka aynu ka heleyno magaalada muqdisho ayaa waxa ay sheegayan in goordhaw uu warbaahinta la hadli doono shiikh mukhtaar roobow abuu mansuur oo dhawaan isku soo dhiibay dowladda federaalka soomalia.

Warbaahinta gudaha ayaa loo yeeray waxaana lagu wargaliyay in mukhtaar roobow uu maanta shacabka soomaliyeed u shaacin doono fikirkiisa ku aadan alshabaab iyo in uu kooxdaasi isaga baxay.

Madaxda dowladda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa ka arrinsaday xaalka Abuu Mansuur iyo waxa dowladda Soomaaliya ka yeeleyso, iyadoo la isku afgartay in Sheekh Mukhtaar Warbaahinta la hadlo si uu shacabka ula wadaago waxa uu ka aaminsan yahay fikirka Al-Shabaab, kaddib markii sanado ka hor uu isaga baxay.

Abuu mansuur iyo alshabaab ayaa horay khilaaf uu soo kala dhexgalay waxaana khilaafkaasi ugu dambeyn uu sababay in ay dagaalamaan kadibna uu hogaamiyaha isku soo dhiibo dowladda federaalka.

La soco shirka jaraa’id ee abuu mansuur

Related posts

Xog: Madaxweyne Xassan Sheekh oo Puntland u sheegey hadal hadii dadka Gobaladda dhaxe ay maqlaan ay ku kici doonan.

admin

TOP NEWS: Dadka ku nool Duleedka Kismaayo oo Galabta ku dhaqaaqay Fal aan Caadi aheyn oo Alshabaab ay la yaaben Tollow Maxay Sameeyeen????

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Dhageyso Maxaad kala Socotaa Sababta uu Ilka xanaf u aqbalay Xil ka qaadistii lagu Sameeyay Xili Xasan Shiikh uu Cadaadis ku …

admin