Animation

DEG DEG: Shacabka Muqdisho oo Maanta la Anfariirsan Xaalad aan Caadi aheyn oo ay Saakay Arkeen. Tollow Maxay tahay???

one response
Tuesday November 22, 2016 - 12:19 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Muqdisho qeybo kamid ah Maanta waxaa lagu Arkaya Ciidamo aad u Badan Iyadoona aan la ogeyn Ujeedka Ciidamadaan iyo waxa ay qaban doonan.

Ciidamadaan oo wata Gaadiid Dagaal ayaa waxaa lagu Arkaya Wadooyinka Maka Al-mukarama iyo Wadada Wadnaha waxaana ay isugu Jiraan Ciidamo Nabad Sugid iyo Boolis.

Inkasto Ciidankaan aysan wax baaritaano ah wadin Dadka iyo Gaadiidkana ay Wadooyinka Isticmaalayan Hadana waxa ay shacabka Dareemayan Culeys cusub oo Caaismada soo koray Maadama Doorashada Madaxtinimada ay aad usoo dhawaatay.

Saraakiisha Ammaanka ee Dowlada Federaalka weli Ma aysan Sheegin Ujeedka Ciidankaan loo dhigay Wadooyinka Muhiimka ah ee Magaalaada Muqdisho.