Animation

DEG DEG: Senator Generaal Fartaag oo ku dhawaaqay in uu iska Casilay Xilkii uu ka haayay…..

no responses
Wednesday February 1, 2017 - 12:35 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Gudoomiye ku -xigeenki gudiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha C/laahi sh ismaaciil [fartaag] ayaa iska casilay xubinimadii gudiga ka dib eedayn loo jeediyay

Sida uu xaqiijiyay Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada doorashada Dr C/raxmaan Baylle ducale oo sheegay in uu iskii oga tagay howshii uu gudiga u hayay

Dhinaca kale -Gudoomiyaha gudiga doorashada madaxweynaha Dr,Baylle ayaa qaadacay go,ankii musharaxiinta ee ahaa in gudiga oo kaliya uusan awood ulahayn in uu baabi’iyo Qodobo kamida jadwalka doorashda, isaga oo sheegay in arintaa keeni karto qalqal ama dib u dhac ku yimaada hanaanka doorashada

Ugu dambayn maalinta barito ah ayaa lagu wadaa in xarunta Golaha Baarlamaanka ay ka bilaawdaan khudbadaha musharaxiinta, waxaana la dhagaysan doona wax qabad kooda