Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Deg-deg: Seddex ruux oo dil loogu geystey Caabudwaaq, iyadoo………….. (Halkan Magacyadooda ka akhriso)

Wararka naga soo gaaraya magaaladsa Caabudwaaq Ayaa sheegaya in nin hubeysani uu gudaha magaaladaasi ku diley seddex ruux.

Seddex-da ruux ee dilka loo geystey oo labo kamid ah magacyadooda la soo gaarsiiyey warqabadka K24 ayaa lagu sheegey Hassan Haraa iyo sidoo kale Omar Saleeban Ashkir.

Ninka dilka geystey ayaa goobtaa isaga baxsadey welina lama oga sababta ka danbeysa dilkaasi.

Wixii wArar ahee ku so kordha dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa Insha Allaah.

Related posts

DHAGAYSO:- Amaanka Xarunta Aqalka Sare Oo Walaac Laga muujiyay.

Ahmed sudani

TOP NEWS: Dhageyso Jubbaland oo ka Digtay Arin aad qatar ugu ah Doorashada Xildhibaanada Cusub ee …..

Tifaftiraha K24

Daawo Shirkii Jaraid ee ay Puntland ku qadacday Natiijadi Shirki Madasha.

admin