DEG DEG :- RW Cumar Cabdirashiid oo ku dhawaqay war mudo laga sugayay…

0

Ra`iisul wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya, mudane Cumaer Cabdi rashiid Cali Sharma`arke ayaa sheegay in uu yahay Murashax Madaxtinomo doorashada la filayo in ay dalka ka dhacda Dhawaan.

Shir Jara`id uu ku qabtay Muqdisho ayuu kaga dhawaaqay Murashaxnimadiisa.

Shirka Jara`id oo dhamaystiran Goor Dhaw ayana idin soo Gudbin doonaa Insha Alaah.

Kismaayo24 waxay bil ka hor idin soo gudbisay in RW Cumar cabdirashiid uu isku soo sharixi doona Madaxweynaha Somalia isla markana uu ka mid yahay dadka lo saadaalinayo in ay ku gulaystan.