Animation

DEG DEG:- RW Cumar Cabdirashiid oo Gaaray Magaaladda Gaalkcyo

no responses
Sunday November 29, 2015 - 2:35 under Breaking News by admin
mqdefault

Wararka Warbaahinta kismaayo24 helayso ayaa sheegaya in gordhow uu kadagay Garoonka diyaaradaha Cabdulaahi yusuf Ra”iisul Wasaaraha somalia Cumarb Cabdirashiid.

Ra”iisul Wasaare Cumar ayaa waxaa lasocda Masuuliyin katirsan Dowladda somalia,waxaana ujeedka socdaalkooda lag sheegay Dhex dhexaadinta labada dhinac Puntland iyo Gal-Mudug.

sido kale Axmed Madoobe iyo Gen fartaag iyo wafdiga jubbaland ayaa Gaaray gaalkcyo,waxaana ay ka qayb qaadanayan nabadeynta labada dhinac.

Wixii kuso kordha k24 Kalasoco