Animation

DEG DEG:- RW Cumar Cabdirashiid iyo Madaxweyne Gaas oo Kulan Xasaasi ah Gaalkcyo uga socdo

no responses
Tuesday December 1, 2015 - 9:03 under Somali News by admin
mqdefault

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug,gaar ahaa Waqooyga Gaalkcyo ayaa sheegaya in uu kulamo kala duwan uu Ra”iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid la qadanayo Madaxweynaa Puntland C/weli Gaas iyo Axmed Madoobe.

Kulamadan oo hada socda ayaa loga hadlaya dagaalka Gaalkcyo kadhacay iyo sidi Xal Nabdeed oo loo gaari lahaa,Balse Madaxweynaha Puntland ayaa wararku shegayan in uu kabiyo diidsanyahay inuu Toos u hor faristo Madaxweynaha Gal-Mudug.

kulankan Hadda socda ayaa waxaa ka horeyeey kulan uu shalay Ra”iiusl Wasaare sharmarke lasoo qaatay Madaxweynaha Mudug Cabdikarim Xuseen Guleed,kas oo loga hadlayeey Dagaalada Gaalkcyo.

Kulamada hada ayeey Toos u socdaan waxaana idin Balan qadayna in Natiijada kasoo baxda toos halkan ad uga akhrisan kartaan.