Animation

Deg-Deg: Rasaas Xoogan oo Gowr Dhaw laga maqlay Qaybo ka mid ah Magaalada Caabudwaaq

no responses
Wednesday September 7, 2016 - 3:27 under Somali News by admin
mqdefault

Wararka ka imaanaya Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in Gor dhaw magaalada ay is qabsatay Rasaas Xoogan oo Hal jiho laga maqlay Taasi oo ay suura gal tahay in ay ka dhalatay Khasaare kala duwan.

Wararka K24 ay heleyso baa sheegaya in Rasaasta lala eegtay mid ka mid ah Shaqsiyaadka sida wayn looga yaqaano Gudaha Degmada inkastoo wali aan warkaasi la xaqiijin.

Wixii kusoo kordha kala soco Kismaayo24.com Insha allaah

 


Cumar Laki Man

Caabudwaaq-Galgaduud-Somalia

E-mail: Cumarlaki@gmail.com