Iyadoo weli ay socoto tirinta codadka musharixiinta ayaa waxaa marqura magaalada muqdisho is qabsatay rasaas xoogan oo dabaal deg ah taasi oo ay ridayaan ciidamada dowlada.
Guud ahaan muqdisho waxaa ka dhaceysa rasaas culus oo cirka loo ridaayo iyaodona tirinta codadka uu ku horeeyo farmaajo.
Guud ahaan magaalada waxaa laga dareemaya dabaal daga iyo fantasyahay oo lagu taageeraayo musharax farmaajo.
Natiijada hordhaca halkaan ka aqriso;
Farmaajo 184 cod
Xasan shiikh 95 Cod
Shiikh shariif 46 Cod
La soco wixii kusoo kordhaa insha allah