Animation

Ra’isul wasaare kheyre iyo Wafdigiisa oo goordhaw ka dhoofay Garoonka Aadan Cadde

no responses
Wednesday November 15, 2017 - 10:03 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo  ayaa goor dhow u amba baxay degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Waxaa ku wehliya socdaalkiisa Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya,Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga iyo mas’uuliyiin kale

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ujeedada socdaalka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku tagayo magalaada Baraawe ee xarunta Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa la xiriirta u kuurgalka xaaladaha ciidamada iyo dagaalka la filayo in dhawaan ay ku dhaqaaqaan ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Ammaanka magaalada Baraawe ayaa siweyn loo adkeeyey,iyadooo halkaasi ay kusugan yihiin mas’uuliyiinta maamulka Koonfurgalbeed iyo Guddoomiyaha Shabeelada Hoose,iyadoo ay soconayaan qaban qaabo lagu so dhaweynayo raiisul Wasaaraha.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed  ayaa maalmihii u dambeeyay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka waday  Baraawe, waxaana ay shalay la wareegeen deegaano hoos-yimaado degmada Baraawe,sidoo kale waxaa bar bar socota duqeymo lagu beegsanayo arggagixisada Shabaab.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.